Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Ahna Ku simaha Wasiirka Oo Soo Xiray Tababar...
Tababarka tabinta xaaladaha beni’aadannimada iyo wararka degdegga ah oo ka qeyb galeen 30 suxufiyiin oo kala socday Warbaahinta waxaa uu seddex maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho....
View ArticleDuqa Muqdisho Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Dowladda Ethiopia
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ethiopia u fadhiya...
View ArticleMultiple crises halt progress as 9 out of 10 countries fall backwards in...
The world must jolt itself out of its global paralysis to secure the future of people and planet by re-booting its development trajectory The world is lurching from crisis to crisis, trapped in a cycle...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kala Hadlay Safiirka Britain Xoojinta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Khamiis ahayd Caasimadda Muqdisho, Safiirka Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhiggiisa Dalka Uganda Oo Yeeshay Wada Hadallo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadallo miradhal ah kula yeeshay Madaxtooyada Uganda ee Entebbe, dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Kaguta Museveni,...
View ArticleXoghayaha Joogtada Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Qaabilay Mas’uuliyiin Ka...
Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha, Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa maanta qaabilay masuuliyiin ka socday Qaramada Midoobay xafiisyadooda New york iyo Muqdisho, Ian Martin oo hoggaamiya...
View ArticleGuddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo la kulmay safiirka Turkiga u qaabilsan...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Mudane Mehmet Yilmaz. Kulanku wuxuu ku...
View ArticleGuddoomiyaha Aqalka sare ee BJS oo la kulmay Safiirka Sacuudiga
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa kula kulamay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Jamhuuriyadda...
View ArticleQarax galaaftay nolosha Carruur Walaalo ah oo ka dhacey Xananbuure
Wararka ka imaanaya Deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro u geestay Carruur isku qoys ah. Qaraxa ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhashay walxo...
View ArticleMilatariga Hindiya oo sheegay in Gantaallo ay kaga baxsadeen dhanka Pakistan
Hindiya ayaa Jimcihii shalay xaqiijisay in si aan ku tala gal aheen ay Gantaallo ugu riday dalka ay muddada colaada ka dhaxeeysay ee Pakistan. Saraakiisha Pakistan waxay New Delhi ka dalbadeen...
View ArticleWasiirka W/Qorsheynta oo la kulmay Wakiilka UNICEF u qaabilsan qeybta...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Mudne Jamaal Maxamed Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Asad Yusuf iyo la-taliyaasha wasaaradda ayaa maanta la kulmay wakiilka Hay’adda QM uqaabilsan...
View ArticleYuhuudda oo duqeysay koofurta caasimadda Dimishiq
Israa’iil ayaa ridday dhowr gantaal oo dhulka laga hago oo lala beegsaday goobo ku yaalla koonfurta caasimadda Suuriya ee Dimishiq, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dawladda Suuriya ee SANA....
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay danjiraha Imaraadka Carabta oo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ahayd Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaraadka Carabta u jooga Soomaaliya, Mudane...
View ArticleHostages freed after stand-off at Texas synagogue
Four people who were held hostage at a synagogue in a suburb of Dallas, Texas, have been freed unharmed after a 10-hour stand-off with police. They were taken hostage during a morning service in...
View ArticleDad ku dhintay isbuurasho ka dhacday Hindiya
Ugu yaraan 12-qof ayaa ku dhimatay 13-kalana waa ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday goob lagu cibaadeysto oo ku taal Kashmir qeybta ay maamusho Hindia saacadihii hore ee ssaakay, sida ay sheegeen...
View ArticleSafiirka Soomaaliya ee dalka Masar oo la kulmay Guddoomiyaha Barlamaanka ee...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta booqasho sharafeed ugu tagey Gudoomiyaha...
View ArticleThe art of self expression: Supporting Somali women to tell their own stories
“Women see life differently to men, so it’s important they tell their own stories,” says Zaima Abdi Ali, camera in hand, a smile on her face. A veterinary student in her final year, Zaima has swapped...
View ArticleSafiirka JFS ee Masar oo qaabilay wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya
Safiirka Jamhuuriyadda faderaalka soomaaliya u fadhiya dalka Masar, ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirkii horre ee...
View ArticleSomali marks 10th anniversary of its Turkish diplomatic relation
Today like decade ago, on 19th August 2011, Somali hosted a historic and landmark visit made by His Excellency president Recep Tayyip Erdogan, who was at that time the prime minister of brotherly...
View ArticleCiidanka Nabadsugida Soomaaliya oo sameeyay howlgal dad lagu qab qabtay
Ciidamada nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya qeybta ka howgasha degaannada Koonfur Galbeed ayaa howlgallo lagu xaqiijinayay Amniga waxaa ay kas ameeyeen xaafado ka tirsan Magaalada Baydhabo ee...
View Article