Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda carabta Ahmed Abul Qeyd, ayaa ka wada hadlay arrimaha mandiqada Carabta iyo sidii loo horumarin lahaa iskaashiga iyo wada jirka Umadda Carabeed ee Walaalaha ah iyo waliba xaalada Geeska Afrika. Kulunakan dhex maray labada masu’uul oo ka dhacay magaalada Qaahira ee xarunta dalka […]
↧