Heshiiskaan ay wada gaareen Dowladda Federaalka, Dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa uu u qornaa sidatan:- HOR-DHAC Annagoo tixgelineyna baahida weyn ee loo qabo ilaalilnta, maareeynta iyo in si joogta ah looga faaiideysto kheyraadka kalluunka badda. Annagoo aqoonsan muhiimadda ay leedahay in Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah […]
↧