Wafdigaan oo isugu jirey Wasiiro, Xildhibaanno iyo Maamulka Cusub ee Gobolka Bakool ee dhowaan la soo magacaabay waxa horkacayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib uheeshisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana garoonka diyaaradaha ee magaalada Xudur ku soo dhoweeyey maamulkii hore Gobolka Bakool. Maamulada Degmooyinka, odayaasha dhaqanka, culimaa’udiin, haween iyo ururrada dhallinyarada. […]
↧