Quantcast
Channel: Search Results for “feed”– Radio Muqdisho
Browsing all 176 articles
Browse latest View live

Danjiraha JFS ee dalka Suudaan oo la kulmay Mr. Brain “SAWIRRO”

Safirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu tagay siihayaha Safaaradda Mareykanka ee dalkaasi Mr. Brain....

View Article


Dabkii ka kacay Bartamaha Magaalada Dhuusomareeb oo lagu guuleystay in la...

Waxaa lagu Guuleystay in la damiyo Dab ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taala Magaalada Dhusamareb ka dib markii uu Dabku ka dhashay Booyad Kaalinta Shidaal ku shubaysay , Goobtaan oo ku taala Bartamaha...

View Article


Madaxweynaha JFS oo ku baaqay in wadajir loogu gurmado dadka ku dhibaataysan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka walwalsan nolosha qoysaska ku dhibaateysan degmada Afgooye iyo guud ahaan Shabeelaha Hoose ee uu ku fatahay...

View Article

Wasiir Xamsa: Khasaaro ayaa ka dhashay Dabeylo ka kacay Xeebaha Dalka

Wasiirka wasaarada gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Xukuumada Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse oo la hadlay warbaahinta Qarank ayaa sheegay inay Qasaare Nafeed iyo Mid hantiyadeed ay geystaen...

View Article

Suuq Weyn oo Imaaraadka ku yaala oo Dab ka kacay +Sawirro

Wararka ka imaanaya dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Imaaraadda Ajman suuq weyn oo ku yaala uu dab qabsaday, abaare saacaddu markii ay aheyd 6:30pm, xilliga wadankaas, sida uu...

View Article


MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH FURAY MANHAJKA DUGSIYADA SARE EE DALKA

  Muqdisho, Sibteembar 02, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed...

View Article

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Madaxda Dowlad Goboleedyada Iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si...

View Article

Madaxweyne Farmaajo oo khadka Taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha Suudaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha dalka Suudaan Mudane Cabdalla Xamduuk ayaa la wadaagay in...

View Article


AMISOM Force Commander Visits Troops In Beletweyne

The African Union Mission in Somalia (AMISOM) Force Commander Lieutenant General Diomede Ndegeya has paid an official working visit to AMISOM troops in Beletweyne manned by Djiboutian Armed Forces...

View Article


Puntland Oo Ka Digtay Roobab Waxyeelo Gaysan Kara Oo Todobaadkan La Saadaalinayo

Farriin digniin ah oo ka soo baxday Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbadalka cimilada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay todobaadkan la saadaalinayo roobab mahiigaan ah oo ka da’aya...

View Article

Wasiirka cusub ee Cadaaladda XFS oo soo dhaweyn loo sameeyey+sawirro

Maamulka Wasaaradda Caddaaladda XFS ayaa munaasabad soo dhaweyn iyo isbarasho isugu jirta ugu sameeyey Muqdisho Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caddaaladda XFS, Mudane Mudane C/qaadir Maxamed Nuur(Jaamac)...

View Article

Dab Ka kacay qeyb ka mid ah Suuqa Xamarweyne

Dab ayaa maanta qabsaday guri ku yaalla dhabarka dambe ee dhismaha aqalka  Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne,ka dib markii ay ku timid cillad dhinaca korontada ah. Dadka deegaanka ayaa  waxaa ay...

View Article

Maamulka gobolka Banaadir oo ka wabixiyay saamayntii ka dhalatay roobkii...

Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee Maamulka gobolka Cumar Cali Cabdi iyo xubno kale ayaa kormeer ku tagay guryo ku yaalla caasimadda oo xalay ay galeen biyahii ka hooray roobkii xalay ka da’ay....

View Article


Dowlad Goboleedka Puntland oo faahfaahin ka bixisay shilkii diyaaradeed ee...

Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Puntland Cismaan Lug atoor ayaa faahfaahin ka bixiyay shil diyaaradeed oo ka dhacay gudaha Garoonka diyaaradaha ee Gen/Mohamed Abshir kaasi oo aan sababin...

View Article

Wafdi Wasiiro ah oo ka socday dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo si weyn...

Wafdigaan oo isugu jirey Wasiiro, Xildhibaanno iyo Maamulka Cusub ee Gobolka Bakool ee dhowaan la soo magacaabay waxa horkacayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib uheeshisiinta...

View Article


Isku dhac khasaare nafeed sababay oo xadka ku dhex maray Suudaan iyo Ethiopia

Affar askari oo ka tirsan ciidanka Sudan ayaa ku dhintay 12 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay xuduudda Sudan iyo Itoobiya. Ra’isulwasaaraha Sudan Cabdulaahi Xamduuk ayaa warbixin ka soo...

View Article

Faah faahin ka soo baxaysa qarax naftii halige ka tirsan Al-Shabaab uu ka...

Qarax nafti halige ka tirsan argagixisada uu galabta ka fuliyey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa geystay khasaare nafeed oo soo gaaray dad shacab ah iyo saraakiil ka tirsan ciidamada ammaanka....

View Article


Dab khasaare nafeed dhaliyay oo qabsaday isbitaal Turkiga ku yaala

Ugu yeraan sideed qof ayaa dhimatay ka dib markii mashiinka lagu neefsida dab ku qabsaday isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaala magaalada Koofurta Turkiga ee Gaziantep, sida uu xaqiijiyay isbitaalku....

View Article

Qarax bam gacmeed oo khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay  Adis Ababa

Ilaa sadex qof ayaa ku dhimatay, halka shan kale ku dhaawcmeen qarax ka dhacay badhtamaha Addis Ababa, sida lagu faafiyay wakalada wararka ee ENA, Bam lagaga tagay goob kamid ah aagga Lideta ayaa...

View Article

Dab xoog leh oo ka kacay dhismaha machadka Serum ee dalka Hindiya  

Dhismahan ayaa ah meesha ugu weyn aduunka ee lagu farsameeyo talaalka COVID-19 saraakiisha dab-demiska waxay sheegeen in sababta dabka la baarayo. Ma jiraan wax qasaare nafeed ah oo halkaasi ka dhacay...

View Article
Browsing all 176 articles
Browse latest View live