Ugu yeraan sideed qof ayaa dhimatay ka dib markii mashiinka lagu neefsida dab ku qabsaday isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaala magaalada Koofurta Turkiga ee Gaziantep, sida uu xaqiijiyay isbitaalku. Qeybta mashaqada ka dhacday ayaa ah qolka la seexiyo dadka la il-daran xanuunka corona ee isbitaalka jaamacadda Sanko, sida lagu sheegay bayan ka soo […]
↧