Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka Suleymaan Maxamed oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ayaa faah faahin ka hadlay dacwadda Badda ee hortaala Maxkamadda caalamiga ah ee ICJ, taas oo dhageysigeeda bilaabaneysa 15-ka bishan Maarso. “Saakay waxaan u ambabaxaynaa si aan uga qeyb galno dhageysiga […]
↧