Ciidamada Xoogga dalka & kuwa AMISOM oo la wareegay Saldhigyo ay ku...
Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo saaray warbixin la xiriirta howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada Xoogga Dalka iyo AMISOM, ay ka sameeyeen degmooyin & degaano ka tirsan Gobolka...
View ArticleR/wasaare ku-xigeenka dalka oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka Suleymaan Maxamed oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ayaa faah faahin ka...
View ArticleWareegga 1aad ee dacwadda baddeenna oo si rasmi ah u soo gabo gabowday
Wareeggii 1-aad ee Dacwadda Baddeenna ayaa maanta si rasmi ah u soo gaba-bagoobay.. Sida uu warbaahinta u sheegay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud, maanta oo ay...
View ArticleGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay wafdi ka socday Qatar “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dowladda Qatar. Wafdiga...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda oo hadhimo sharafeed u sameeyay Safiirka Shiinaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah hadhimo sharafeed ugu sameeyay Muqdisho, Mudane Qin Jian, Safiirka...
View ArticleMid ka mid ah Markiibta dagaalka Iiraan oo ku dagay Badda Cas
Ciidamada badda Iiraan ayaa shaaciyay in markab dagaal uu ku degay meel u dhow dekedda Jask, kadib markii uu dab ka kacay. War ay soo saareen ciidamada badda Iiraan ayaa tilmaamay in ololka dabka uu...
View ArticleSaraakiil ka socotay Hay’adaha Qaramada Midoobay oo kormeeray xeryaha...
Saraakiisha ka socotay Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ujeedkooda ahaa mid xaqiiqo raadin ah, kaasi oo looga gol leeyahaa ka warqabka xaaladaha nolaleed ee ay ku sugan yihiin kumanaan qoys oo...
View ArticleDab qasaaro hantiyeed dhaliyey oo ka kacay Suuqa Weyn ee Magaalada Boosaaso.
Faahfaahino dheeri ah ayaa kasoo baxayo dab khasaare hantiyeed geestay oo xalay ka kacay suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso. Dabka ayaa sida la sheegay waxa uu ka bilaawday goob ganacsi oo ku taalay...
View ArticleRa’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Guddiga qabanqaabada todobaadka Xoriyadda “SAWIRRO Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka...
View ArticleWasiiru-Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo soo xiray shir looga hadlayay...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xuukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta soo xirtay shir muddooyinkii dambe ka socday Muqdisho oo...
View ArticleQarax uu fuliyay qof Naftiis halige ah oo ka dhacay goob lagu shaahiyeeyo oo...
Qof naftiis qaribe ah ayaa isku qarxiyay dad shacab ah oo ku shaahaynayay Maqaayad ku taala Degmada Shibis ee Gobalka Banaadir. Ciidamada Ammaanka ayaa xiray Goobta, waxaana ay halkaasi ka bilaabeen...
View ArticleFaah faahin ku saabsan shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Ceel-waaq
Diyaarad sidday rakaab 45 ruux ah oo ka soo kicitantay magaalada Nairobi ayaa ka baxday dhabaha diyaaradaha (runway) markii ay ka degeysay garoonka diyaaradaha degmada Ceel-waaq ee gobalka Gedo....
View ArticleDuqa Caasimadda oo kormeeray waddooyinka biyaha laga dhurayo ee roobabku biyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, kaasi oo uu ugu kuur galayay...
View ArticleMadaxweynaha Galmudug oo shahaado sharaf guddoonsiiyey ardaydii ugu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” ayaa maanta xarunta Madaxtooyada kulan soo dhaweyn iyo dhiirigelin ah kula yeeshay ardaydii Galmudug ee kaalmaha 1-aad, 9-aad iyo...
View ArticleWasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo ka hadlay dab ka kacay qeybta dabdhalinta...
Wasiir ku-xigeenka Wasaraadda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin ( Dr. Gurey) ayaa sheegay in lagu guuleystay daminta dab ka kacay qeybta dabdhalinta isbitaalka Demartino, isla markaana...
View ArticleWabiga shabeelle oo ku fatahay deegaanno hoostaga magaalada Jowhar
Wabiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameey tuulda Boodaale, oo ka mid ah tuulooyinka hoosyitaga magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa halkaas ka geeystay Khasaaro Nafeed iyo...
View ArticleCiidanka Nabadsugida Soomaaliya oo sameeyay howlgal dad lagu qab qabtay
Ciidamada nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya qeybta ka howgasha degaannada Koonfur Galbeed ayaa howlgallo lagu xaqiijinayay Amniga waxaa ay kas ameeyeen xaafado ka tirsan Magaalada Baydhabo ee...
View ArticleSomali marks 10th anniversary of its Turkish diplomatic relation
Today like decade ago, on 19th August 2011, Somali hosted a historic and landmark visit made by His Excellency president Recep Tayyip Erdogan, who was at that time the prime minister of brotherly...
View ArticleSafiirka JFS ee Masar oo qaabilay wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya
Safiirka Jamhuuriyadda faderaalka soomaaliya u fadhiya dalka Masar, ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirkii horre ee...
View ArticleThe art of self expression: Supporting Somali women to tell their own stories
“Women see life differently to men, so it’s important they tell their own stories,” says Zaima Abdi Ali, camera in hand, a smile on her face. A veterinary student in her final year, Zaima has swapped...
View Article