Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xuukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta soo xirtay shir muddooyinkii dambe ka socday Muqdisho oo hor-dhac u ahaa daah-furka barnaamijka casriyeynta diiwaan-gelinta iyo bixinta Laysimada Ganacsiga ee Habka Online ah oo Wasaaraddu la yeelanaysay hay’adaha kala duwan ee Federaalka, dawladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka Soomaaliya, […]
↧