Wasiiru-dowlaha arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa cambaareeyay falkii wuxuushnimada ahaa ee lagu burburiyey xarunta shirkadda Hormuud ee Degaanka Cali Buulley oo ku dhow Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubada Hoose. Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa uga tacsiyadeeyay howlwadeena Hay’adda Hormuud iyo shacabka Soomaaliyeed dhibka nafeed iyo midka dhaqaale […]
↧