Macalinkii hore ee Arsenal oo booqasho ku jooga dalka Liberia
Macalinkii hore ee Kooxda Arsenal Arsene Wenger oo booqasho ku tagay dalka Liberia ayaa waxaa uu soo dhaweyn wanaagsan ka helay qaar ka mid ah shacabka ku nool dalkaasi iyo tageerayaasha Kooxda...
View ArticleDanjiraha Soomaaliya ee Turkiga oo ka qeyb-galay casho sharaf loo sameeyey...
Waxaa magaalada Istanbuul lagu qabtay xalay munaasabad casho sharafeed ah oo lagu so dhaweynayay isla markaana lagu abaal marinayay Aadan Axmed iyo Ramlo Cali oo ahaa ciyaartoydii Soomaaliya uga qeyb...
View ArticleMaamulka Gobolka Banaadir oo joojiyey soo dejinta Gaadiidka Bajaajka
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo saaray wareegto lagu mamnuucayo in laga soo dejiyo dekedda iyo dhammaan soohdimaha dhulka ee...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo casho sharaf u sameeyay xulka qaranka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa casho sharaf u sameeyay cayaartoyda xulka Soomaaliyeed oo iskudayaysa inay sameeyaan taariikh cusub,...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo iyo dhiggiisa Uganda oo ka wada hadlay iskaashiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay dalka Uganda,waxaana si weyn Madaxtooyada Uganda ee...
View ArticleBayaan si wada jir ah ay usoo saareen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha...
BAYAANKA WADAJIRKA AH EE MUNAASABADDA BOOQASHADA MADAXWEYNAHA JFS EE UGANDA 1. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah oo...
View ArticleKulan ku saabsan Hannaanka Maaliyadda Federaalka ee ah in lawaafajinayo...
Kulan howleedkan oo ku saabsanaa hannaanka maaliyadda ee federaalka iyadoo loo eegayo dib-u-eegista Dastuurka oo muddo laba maalin ah ka socday magaalada muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay, waxaana...
View ArticleQarax ka dhacay caasimadda Faransiiska
Wararka ka imaanaya magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan oo sababay qasaare nafeed iyo bur bur xoogan,waxaana goobtaasi ku sugan ciidamada...
View ArticleBanadir Region Administration Kicks off Measures to Document the staff of the...
Mayor of Mogadishu and Governor of Banadir Region, honorable Abdirahman Omar Osman (Eng.Yarisow) has said that the main motive of documenting the staff of the Local Government is to unify the working...
View ArticleWasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha oo cambaareeyay fal lagu bur buriyay xarun ay...
Wasiiru-dowlaha arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa cambaareeyay falkii wuxuushnimada ahaa ee lagu burburiyey xarunta shirkadda Hormuud ee...
View ArticleWasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya oo kulan la qaatay Jaaliyadda...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Omaar) oo booqasho shaqo ku jooga wadanka Mareykanka ayaa xalay kulan la qaatay Jaaliyadda...
View ArticleGovernor of Banadir declares Security Operations that will Soon start in...
Mr. Abdirahman Omar Osman (Eng Yarisow), mayor of Mogadishu and governor of Banadir Regional Administration has declared security operations that aim at tightening the security of the city, during a...
View ArticleMaamulka Gobalka Nugaal oo Garowe Afur Sharafeed Ugu Sameeyay Ra’iisul...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudan Xasan Cali Khayre ayaa caawa ka qeyb galay afur sharafeed uu maamulka gobolka Nugaal u sameeyay wafidiga Ra’iisul Wasaaraha ee ku sugan...
View ArticleIMF oo sheegtay in Soomaaliya ka gudubtay wajiga sadaxaad ee Barnaamijka deyn...
War Qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Lacagta Aduunka ayaa lagu sheegay in Hay’adda iyo dowladda Federaalka soomaaliya ay isku afgarteen ka gudbidda wajiga sadaxaad ee Barnaamijka deyn cafinta loona...
View ArticleCiidamada Amniga oo gacanta ku dhigay dhagar-qabihii waday gaari ku qarxay...
Ciidammada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagar qabihii waday gaari ku qarxay agagaarka iskaashatooyinka gaadiidka ee degmada Xamar weyne. Ciidanka ayaa sidoo kale xiray labo qof oo la tuhmay. Ma...
View ArticleSpeech of the Mayor for the SDRF Meeting
Speech of the Mayor H.E. Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) Mayor of Mogadishu & Governor of Benadir Regional Administration SDRF Meeting, 12 June 2019, Mogadishu Deputy Prime Minister, Members...
View ArticleDowladda Federaalka oo cambaareysay isku daygii Afgambi ee ka dhacay Gobolka...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. War ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska...
View ArticleHAB-QORAALKA IYO TAARIIKHDA FAR-SOOMAALIGA (Qeybta 3aad)
Aqoon-yahanada shisheeyaha ah ee farta Laatiinka u adeegsan jiray qoraalka af-Soomaaliga waxay kala ahaayeen Ingiriis, Talyaani, Jarmal, Aawstiryaan iyo Faransiis. Bilowga abaarihii sannadkii 1887-kii,...
View ArticleGuddoomiye Cumar Filish oo la kulmay Qoyska Shahiid Eng.Yariisow+Sawirro.
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa xalay booqasho sallaan ugu tagay Qoyska Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Afrika iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti gelisay magaalada...
View Article