Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. War ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka ayaa tacsi loogu direy dowlada Ethiopia madaxdii lagu diley weeraro ka dhacay magaalada Addis Ababa iyo magaalada Bahir Dar. “Dawladda Soomaaliya waxay cambaareyneysaa isku daygii fashilmay ee ujeedkiisu […]
↧