Aqoon-yahanada shisheeyaha ah ee farta Laatiinka u adeegsan jiray qoraalka af-Soomaaliga waxay kala ahaayeen Ingiriis, Talyaani, Jarmal, Aawstiryaan iyo Faransiis. Bilowga abaarihii sannadkii 1887-kii, Dhamme J. S. King oo Ingiriis ay dhalashadiisu tahay ayaa waxaa uu arkay dhibaatada qoraal la’aanta af-Soomaaliga heysata. Kadib aqoonyahanadii ka dambeeyey waxay kala ahaayeen: Mario Maino, Enrico Cerulli, Martino Moreno, […]
↧