Quantcast
Channel: Search Results for “feed”– Radio Muqdisho
Browsing all 176 articles
Browse latest View live

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka...

Wasiirka Qorsheynta Qaranka  Amb Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka #UNHCR Mr Johann Pierrre Siffointe, waxa ayna ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa shaqada ay ka...

View Article


Ciidamada qalabka sida Ee Soomaaliya oo ku Guuleystay joojinta Colaad ka soo...

Ciidamada Qalabka sida qaybahooda Kala duwan ee Qaybta 21-aad ee xoogga dalka iyo NISA oo uu hogaaminayo Abaanduulaha Qaybta G/Le Aadan siyaad Cabdi ayna wehlinayaan Taliyaha Guutada 15.aad ee Qaybta...

View Article


Madaxweynaha Bangiga Adduunka hanaanka maaliyadeed ee dalka isaga oo lakulmay...

Madaxweynaha Dowladd Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kullan laqaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka David Malpass isaga oo Madaxweynaha warbixin ka siiyey sida uu Bangiga...

View Article

Wasiirka Maaliyadda oo lakulmay koox ka socotay Bangiga Adduunka “Sawirro”

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay koox ka socotay Bangiga Aduunka, iyaga oo ka wada hadlay...

View Article

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika oo maanta ka furantay Magaalada Sochi ee dalka...

View Article


Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Musiibadii ka dhalatay Fatahaada Webiga...

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya Magaca Goleyaasha kala duwan ee Dowlad Goboleedka Puntland iyo kan Shacabka Puntland wuxuu tacsi u dirayaa ehelada...

View Article

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis gaar ah oo ku saabsan...

Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee uu hoggaaminayo Wasiirka, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa waxa ay kulamo gaar ah la yeesheen Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaarsiinta...

View Article

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay Madax ka socotay Bangiga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Madax ka socotay Bangiga Adduunka oo dalka u yimid dhammeystirka hannaanka deyn...

View Article


Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed oo ka hortagaya daadad ay magaalada...

Talisyada Ciidamada qalabka sida qeybohooda ka howlgala Galmudug ayaa ka qeyb qaadanaya ka hortagista daadad xoogan oo ku soo rogmadey magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug kadib roobab...

View Article


Maamulka degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir oo dadaal ku bixinaya soo...

Maamulka degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir ayaa wada olole nadaafeed oo dib loogu soo celinayo bilicda xaafadaha kala duwan ee ay ka  kooban tahay degmadaas. Bulshada qeybaheeda kala duwan oo leh...

View Article

Cabinet endorses Somalia’s first ICT Policy and Strategy

The Cabinet of Federal Government of Somalia approved the National ICT and Strategy as the first ICT policy framework for Somalia. The Policy is designed to support the goals of the National...

View Article

Warsaxafeed Galmdug oo bogaadisay Heshiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo...

Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa bogaadisay Heshiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Culimaa’udiinta ASWJ. Sheekh Maxamed Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa sheegay heshiiska lagaaray uu yahay...

View Article

Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Q M oo ka hadlay habeynta iyo hormarka...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan laqaatay Wakiilka Qamada Midoobe ee Soomaaliya Ambassador James Swan. Wasiir Beyle iyo...

View Article


Dhul-gariir ku dhuftay Bariga dalka Turkiga

Dhul-gariir cabirkiisu yahay 6.8 ayaa ruxay bariga dalka Turkey, halkaasi oo uu ku dilay 18 qof, islamarkaana ku dhaawacmay in ka badan 500 oo kale. Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay in sidoo kale la...

View Article

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Suudaan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Axad ah, booqasho sharafeed ugu tagay Ra’iisul wasaaraha Suudaan, Dr. Abdalla Adam Hamdok. Intii ay...

View Article


Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Go’aamiyay in Maamul Goboleedyada & Gobolka...

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Feedraalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa amar ku bixiyay in dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir si degdeg ah lagu gaarsiiyo lacago ay u...

View Article

Daadadkii ku soo rogmaday Magaalada Qardho oo sababay Khasaaro nafeed iyo mid...

Khasaaraha ka dhashay Roobki ka Da’ay magaalada Qardho ayaa isasoo taraya iyadoona la helay Meydadka shan ruux oo saddex kamid ah carruur tahay  lana geeyey Isbitaalka guud ee Magaalada Qardho. Sida...

View Article


Roob mahiigaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay Xuddur (Sawirro)

Dadka degan xaafada buulow oo ka tirsan magaalada Xuddur ayaa saaka ku waabaristay dadad ka dhahay roobab mahigaan ah oo saacadahii la soo dhafay ka da’ay magaalada xuddur, daadadkaasi oo ka  kala...

View Article

Ra’iisul Wasaare Khayre: “Hadii Aan Xal Waara Loo Helin Daadadka Iyo Maamulka...

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa ku baaqay gurmad deg deg ah si...

View Article

Ra’iisul wasaasaha XFS oo ku baaqay in loo gurmado Fatahaadaha Beledweyne iyo...

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa ku baaqay gurmad deg deg ah si...

View Article
Browsing all 176 articles
Browse latest View live