Quantcast
Channel: Search Results for “feed”– Radio Muqdisho
Browsing all 176 articles
Browse latest View live

Baarlamaanka Federaalka Oo Abaal Marinno Guddoon Siiyey Wasaaradda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo, Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoonka Golaha Shacabka, Wasiirro, Xildhibaanno ka kala socday...

View Article


Madaxwayne Farmaajo oo booqasho ugu tagay Sheekh C/rashiid Sh. Cali...

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi “Farmaajo” ayaa Booqasho Sharafeed ugu tagay Sheekh Cabdurashiid Cali Suufi, Masaajidka uu iimaamka ka yahay ee ku yaala magaalada...

View Article


Jaamacada Plasma oo ka mid noqotay Hogaanka Midowga Jaamacadaha Afrika  (AAU)...

Gudoomiyaha Jaamacada Plasma Prof. Hassan Kaafi ayaa loo doortay inuu noqdo wakiil Goboleedka Bariga afrika ee golaha sare ee hogaanka Midowga Jaamacadaha Qaarada Africaka ( Association of African...

View Article

Dhaliyaro olole nadaafeed ka sameeyay Pizza House-Sawirro

Olole nafaadadeed ayaa saaka dhalinyaro wiilal iyo gabdho isugu jira ka bilaabeen gudaha Maqaayada Pizza House oo sadex habeen ka hor  Weerar ismiidaamin iyo mid toos ah ay ku qaadeen maleeshiyaad ka...

View Article

Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Norway...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Arrimaha Dibedda Norwey Børge Brende iyo wafdi uu horkacayo oo maanta...

View Article


Maxay aheyd sababta Rooboow uga fogaadey Al-Shabaab.? Warbixin

Kooxda Al-Shabaab saddexdii sanno ee u dambeysay waxaa ku dhacay burbur siyaasadeed iyo mid hoggaaminneed ama ciidan kaddib dilkii hogggaamiyahoodii Axmed Godane oo dhacay bishii September ee sannadkii...

View Article

Madaxweyne Farmaajo “Waa in Labada Aqal ay ka odayeeyaan Hannaanka...

Muqdisho, 12 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Madaxwaynaha oo khudbad...

View Article

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku ballanay inaan dib u dhisanno Jaamacadda...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dhacay Xarunta Gaheyr, isaga oo sidoo kale kormeer...

View Article


Wasiirka Tacliinta Sare oo booqasho ku tagay qaar ka mid ah Jaamacahada ugu...

  Wafdi uu hogaaminyo Wasiirka Waxbarashada  Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Soomaaliya Cabdi Daahir Cusmaan  ayaa Booqday  Qaar ka mid ah Jaamacadaha ku yaala Dalka Suudaan isagoo la saxiixday...

View Article


Faah faahin ka soo baxaysa dabkii xalay ka kacay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.

Dabkan xooganaa oo xalay saqdii dhexe ka kacay suuq weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan qeybta lagu iibiyo Kabaha oo ku dhagan  ayaa geystay khasaare hantiyadeed. Intii dabka uu socday...

View Article

Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre oo la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee...

Muqdisho, August 24, 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey Jeffrey D. Feltman oo Muqdisho...

View Article

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Baaqay inay isku Duubnaadaan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay isku Duubnaadaan oo ay ka shaqeeyaan dib u dhiska Wadankooda. Maanta oo Jimco ah ayaa...

View Article

Kulan Dadweyne Oo Looga Hadlay Sidii Caruurta Looga Soo Saari AlShabaab Oo...

Muqdisho,30 Aug 2017:-Kulankaan oo qeyb ka ah barnaamijka wacyigalinta bulshada ee loogu magacdaray “Samawade” waxa uu ahaa mid dadweynaha ku nool dagmada Yaaqshiid lagaga dalbanayay in amaanka degmada...

View Article


FaahFaahin Ku saabsan Dabkii Xalay ka kacay Suuqa Bacaad.

Waxaa lagu guuleystay in goor dambe la damiyo dabkii xooganaa ee xalay ka kacay Suuq-Bacaad ee Degmada Yaqshiid ee magaalada Muqdisho kasi oo geystay qasaare hantiyadeed. Dabkaasi oo marka hore ka...

View Article

Maamulka Hirshabeelle iyo AMISOM oo kawada hadlay furista wadada isku xirta...

 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo howlo shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa kulamo kale duwan Maanta la qaatay Madaxda Hay’adaha Qaramada...

View Article


SANAD GUURADII 63aad 1954-2017 CALANKA QARANKA SOOMAALIYEED October 12, 2017

Waxaan hambalyo iyo boogaadinba halkaani ugu soo gudbinayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan maanta oo ah sanad guuradii 63aad ee calanka qaranka soomaaliyeed waa maalin xusid...

View Article

Dawlada Federaalka oo Shaacisay Qasaaraha Nafeed ee qaraxii shalay

 Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii shalay 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee magaalada Muqdisho, dhaawacana ilaa 300 oo isbitaalada magaalada la kala...

View Article


5 days Consultative Meeting on Media Development concluded in Mogadishu, Somalia

Mogadishu 05 November 2017 – HE Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Minister of Information, Culture & Tourism of the Federal Government of Somalia last night concluded 5 days Consultative...

View Article

Minister of Information today provided progress update on Strand 4,...

H.E. Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Minister of Information, Culture & Tourism of the Federal Republic of Somalia today briefed participants of the Comprehensive Approach to Security (CAS)...

View Article

Boqorka Sacuudiga oo dhawaan xilka ku wareejinaya Wiilkiisa

Jariiradda Daily Mail ayaa daabacday in Boqorka Dalka Sacudiga, Boqor Salmaan Bin C/casiis Al-Sa’ud uu xilka ku wareejinayo wiilkiisa 32 jirka ah ee Amiir Maxamed bin Salmaam. Hadalkan oo ay Jariiraddu...

View Article
Browsing all 176 articles
Browse latest View live