Quantcast
Channel: Search Results for “feed”– Radio Muqdisho
Browsing all 176 articles
Browse latest View live

Maraykanka oo ka Dalbay Kenya Inaysan Xirin Dhadhaab

Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Maraykanka John Kerry ayaa sheegay inuu si weyn uga walaacsan yahay go’aanka dawladda Kenya ay ku qaadatay inay ku xidho xeryaha qaxootiga Kenya ayna ku kala dirtay...

View Article


Ka qeybgalka haweenka Soomaaliya ee siyaasadda dalka-Sawirro

Kulan ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin kala duwan oo lagu qabtay Hotel Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku yeelan karaan siyaasadda  iyo...

View Article


Al-shabaab oo burburiyay isgaarsiinta deegaanka  Lafey ee Kenya

Ragga hubeysan oo loo maleynaayo in ay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa weeraray isla markaana burburayay taawarkii ama anteenadii isgaarsiinta tuulada Fina oo hoosyimaado deegaanka...

View Article

Daawo Sawirrada: Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo ka qeybgalay kulan dib u...

Xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo baarlamanka Galmudug oo ka qeyb galay Kulan dib u heshiisiin Beeleed ah oo ka Furmay Galkacyo. Kulankan oo ahaa mid lagu heshiisiinayo beelo Soomaaliyeed oo muddo...

View Article

Public Consultation on the National Strategy and Action Plan for Preventing...

The Federal Government of Somalia prepared the National Strategy and Action Plan for Preventing and Countering Violent Extremism (P/CVE) through an inclusive and consultative process. This is the...

View Article


Qaramada Midoobay oo si kulul u cabmaareeysay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho

Ergayga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee QM arrimaha Soomaaliya, Micheal Keating ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii argagixiso ee bahalnimada ahaa oo ay Shabaab ka gaystay hotel SYL ee magaalada...

View Article

Qarax khasaare nafeed geystay oo ka dhacay waddada Wadnaha ee Muqdisho

Sadex ruux oo rayid ah ayaa dhimatay afar kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii maanta gaari dad shacab ah ay saarnaayeen lagu qarxiyay degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir, sida uu Radio Muqdisho u...

View Article

Guddiga Doorashooyinka dadban oo ka hadlay goobta ay ka dahcayso Doorashada...

Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer qaran ayaa Maanta soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan goobta ay ka dhacayso Doorashooyinka xildhibaanada Gobolada Hiiraan iyo shabeelada Dhexe....

View Article


Madaxwaynaha oo Billad sharaf gudoonsiiyay Xoghayaha Joogtada ah ee...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Md: Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta   Bilad Sharafeed iyo  Shahaaddo gudoonsiiyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Federaalka...

View Article


Qarax loo adeegsaday gaari oo goordhaw ka dhacay koofurta Turkiga

Qaraxan ayaa ka dhacay Goob gawarida la dhigta meel ku  dhaw warshad ganacsi oo ku taala magaalada Antalya  koofurta Turkiga sida ay sheegayaan warbaahinta gudaha Turkiga waxaa halkaasi ka dhashay...

View Article

Kulan arimaha xuduudaha looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro

Kulankan oo ka dhacay magaaldda Muqdisho ayaa looga hadlay qaabka ugu wanaagsan ee looga shaqeyn karo xuduudaha maamul goboleedyadda dalka. Kulankan oo ay soo qaban gudiga madaxa banaan ee xaduudaha...

View Article

Mo faarax oo ku guuleystay abaalmarinta Sir

Mo faarax oo bilaabay orodka isagoo 12 jir ah taaso uu ku bixiyay dadaal badan sababtayna inuu heer ka gaaro isagoo magac iyo maamuus ba u soo hooyay dadka Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan...

View Article

Jaaliyadda Soomaalida Karachi oo dooratay gudoomiye cusub

Xaflad ballaaran oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay  magaalada Karachi ee koonfurta wadanka Pakistan. Xafladaan  ayaa ujeedadeedu...

View Article


Faahfaahinta dabkii suuqa Barakaaraha “SAWIRRO”

Wararka u dambeeyay oo aan ka heleyno suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in dabkii saaka waaberigii hore qabsaday qeybo kamid ah suuqaas uu weli sii hurayo, waxaana daminta dabkaas ku howlan gaadiidka...

View Article

Guddoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Banaadir oo guddi soo qiimeeya u saaray...

Cali Xuseen Ibraahim “Cali Kaba qori” Guddoomiyaha rugta ganacsiga Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay sameynayaan guddi soo qiimeeya qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha ee...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay Maamulka Gobolka Banaadir iyo qeybaha...

  Muqdisho, 6 March 2017……Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan...

View Article

Al-shabaab oo dab qabadsiisay Tuulo ku dhaw Magaalada Jowhar.

Kooxda  Al-shabaab ayaa xalay dab qabadsiiyey Tuulo lagu magacaabo Gaaleef oo dhanka Bari ka xigto Magaalada Jowhar  ee Gobolka Shabeelaha Dhaxe sida uu kusoo waramayo Waryiha Warbaahinta Qaranka ee...

View Article


Safiirka Soomaaliya Ee Wadanka Malaysia oo ka Mid Noqday Safiir sharafeed soo...

Safiirka Safarada Somaliyeed ee Wadanka Malaysia Amb.Abukar Abdi Osman “Mardaadi” ayaa ka mid noqtay tiro safiiro ajaaniib ah oo lagu sharfay in ay dowlada Malaysia kala soo qayb galaan soo dhawaynta...

View Article

Dab xoogan oo ka kacay Suuq Bacaad-Sawirro

Gelinkii dambe ee maanta ayaa damb xoogan waxaa uu qabsaday qeybo kamid ah suuq Bacaad oo ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir isla markaana ah suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho....

View Article

Dadaallo loogu gurmanayo dadka ay abaartu saameysay oo ka socoto dalka...

Gobolka Minnesota oo ah Gobolka ugu badan oo ay Soomaalida Maraykanka degan tahay ayaa weli waxaa ka socda dadaallada loogu gurmanayo abaaraha baahsan ee laga soo sheegayo dalka Soomaaliya, hadaba...

View Article
Browsing all 176 articles
Browse latest View live